Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Al Shabaab ku laayeen askar katirsan Ciidamada ATMIS

Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyay weerar dagaalyahano katirsan Al Shabaab shalay subax ku qaadeen saldhig ciidamada ATMIS ku leeyihiin deegaanka Ceel-Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhaxe. Qoraal uu soo saaray Gudoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayuu ku cambaareeyay weerarka Al Shabaab ku dileen askarta katirsan ciidamada ATMIS gaar ahaan kuwa kasoo jeeda dalka … Continue reading Midowga Afrika oo ka hadlay Weerarkii Al Shabaab ku laayeen askar katirsan Ciidamada ATMIS